Bandow lagu soo rogay magaalada Muqdisho iyo Shacabka oo farriin loo diray

Magaalada Muqdisho oo beri lagu wado in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goordhaw lagu soo rogay bandow bilaabanaya caawa sidoo kalana soconaya ilaa maalinta Isniinta. Ciidamo badan oo kuwa ammaanka ah ayaa lasoo dhigay waddooyin badan oo kuyaala magaalada Muqdisho, kuwaa oo loogu tala galay in ay adkeeyaan ammaanka caasimadda inta ay socdaan … Continue reading Bandow lagu soo rogay magaalada Muqdisho iyo Shacabka oo farriin loo diray